NATO Powered by Trendolizer

Xogta Dahsoon Muslimiinta Crimea oo looga baqay Nukliyeerka Ruushka

Trending story found on youtube.com


Barnaamijka Xogta Dahsoon & Wararka Xuseen Kurdi. Waa Channel aad si maalinle ah uga helayso wararka iyo Barnaamijyada ku saabsan dhinacyada siyaasadda, Sirdoonka, Dhaqaalaha, Ammaanka, taariikhda iyo Arimaha Bulshada. follow me https://twitter.com/xuskurdi https://www.facebook.com/Xogta-Dahsoon-537448049784518/ https://www.youtube.com/channel/UCUxjzCoydldGieXVXnhZmBg/videos 7 April 2021 Sources AlJazeera Channel قناة الجزيرة https://www.youtube.com/watch?v=wS180qM-4sk&t=47s Red Tv l ريد تيفي https://www.youtube.com/watch?v=8CNdUdoUGCc&t=112s wACAN OO WANAAGSAN DAAWADAYAAL WAA mAR KALE IYO BARNAMIJKEENII XOGTA DAHSOON OO AYNU DAAha kaga aadayno isbedelada aan hore loo arag ee ka soo kordhaya xiisaddii colaadeed ee bariga yukrayn, ruushka oo taangiyadiisii dagaalka ee Gobolka Siberia yaallay u soo raray xuduuda yukrayn iyo ciidamadisii ugu badnaa ee dhanka dhulka oo...
[Source: youtube.com] [ Comments ] [See why this is trending]

Trend graph:

Comments