NATO Powered by Trendolizer

Xogta Dahsoon Sababaha Maxamed Ben Zayed uga maqnaaday saxiixii heshiiskii Israaiil

Trending story found on www.youtube.com


Barnaamijka Xogta Dahsoon & Wararka Xuseen Kurdi. Waa Channel aad si maalinle ah uga helayso wararka iyo Barnaamijyada ku saabsan dhinacyada siyaasadda, Sirdoonka, Dhaqaalaha, Ammaanka, taariikhda iyo Arimaha Bulshada. follow me https://twitter.com/xuskurdi https://www.facebook.com/Xogta-Dahsoon-537448049784518/ https://www.youtube.com/channel/UCUxjzCoydldGieXVXnhZmBg/videos 16 September 2020 wacan oo wanaagsan daawadayaal waa mar kale iyo barnaamijkeenii xogta dahsoon oo aynu daaha kaga qaadayno sababta dhaxalsugaha dawladda isutagga imaaratka carabta Maxamed bin Zayed shaqiyan u saxiixi waayey heshiiskii ay dalkiisa iyo boqortooada baxreyn la galeen dawladda israaiil, waase maxay lugta uu sababahaa ku leeyahay boqorka sucuudigu, heshiiskii dawladdaa imaaradaheedu ku midoobeen'se maxuu ka odhanayaa hesiisyada noocan ah macluumaad kale ayaa raaci...
[Source: www.youtube.com] [ Comments ] [See why this is trending]

Trend graph:

Comments